Ma Heshaa Macaashka Caymiska Shaqo-la'aanta?
Waa inaad buuxisaa shuruudaha shaqo raadinta qaarkood ama macaashkaaaga wuu joogsan karaa:
- Isdiiwaangeli oo buuxi heybta Shaqodoonka ee ku jira iMatchSkills.org.
- Raadi shaqo oo ku soo sheeg raadintaada qaansheegashadaada shaqo-la'aanta ee toddobaadlaha ah.
WorkSource waxay halkan u joogtaa inay taageerto tallaabo kasta oo aad qaado. Wac xarunta deegaankaaga si aad u hesho caawin qof-ka-qof ah.
Raadi Xarunta WorkSource ee Deegaankaaga
![](https://d1o0i0v5q5lp8h.cloudfront.net/worsou/live/assets/images/OregonMap_v4.jpg)